Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey oo Qasa lagu dilay

In ka badan lix qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ayaa lagu dilay Qasa sida ay sheegtay ha’adda u qabailsan UN-ka qaxootiag Falastiiniyiinta ah ee UNRWA.

Tirada shaqaalaha la dilay ee hay’adda UNRWA ayaa hadda gaaraysa 35 qof tan iyo markii ay bilowdeen isku dhacyadu.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in ay ka murugeysanyihiin shaqaalaha geeriyooday isla markaana ay sii wadayaan caawinta dadka u baahan garab istaagga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker