Soomaali Badan oo ka qaxay Dagaalka Ukraine ee gaadhay dalka Poland

Kumannaan kun oo qaxooti ah oo ka cararay duullaanka Ruushka ee magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa haatan gaadhay xadka dadlkaasi uu la leeyahay Poland.

Wasiir ku-Xigeenka arrimaha gudaha ee Poland Pawel Szefernaker ayaa Sabtida maanta ah sheegay in 115,000 qof oo ka yimid Ukraine ay soo galeen Poland, tan iyo markii uu toddobaadkan bilowday weerarka Ruushka ee Ukraine.

Soomaali fara badan oo ku noollaa magaalada Kyiv ayaa ka mid ah dadka qaxay ee gaaray Poland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker