Raysal wasaaraha Ingiriiska oo gaaray Israa’iil

Raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa hadda gaaray Israa’iil. Waxaana lagu wadaa inuu la kulmo dhiggiisa Israa’iil.

Wuxuu sheegay Rishi Sunak in dalkiisa door ka qaadan doono dedaallada ku baaqaya in la joojiyo sii hurinta colaadda.

Halkaan kala soco wararka isa soo taraya ee Qasa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker