Biden oo ka hadlay Weerarkii isbitaalka lala beegsaday

Marka loo eego qaraxii habeen hore ka dhacay cisbitaalka Gaza, Biden wuxuu u sheegay ra’iisul wasaaraha Israa’iil inay “u muuqato” inay “sameeyeen kooxda kale”.

Biden waxa uu sheegay in uu “aad uga xun yahay ” dhacdada.

“Marka loo eego waxa aan arkay waxay u muuqataa in ay sameeyeen kooxda kale, ma aha adiga. Laakiin waxaa jira dad badan oo halkaas jooga oo aan hubin, sidaas darteed waa inaan ka gudubnaa waxyaabo badan.” ayuu yiri.

Xusuusin , BBC-da ayaa ka shaqaynaysa sidii ay u cadeyn lahayd qarixii cisbitaalka ee habeen hore – kaas oo ay Xamaas iyo maamulka Falastiin ku eedeeyeen weerar cirka ah oo ay Israa’iil geysatay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker