Tirada dadka Israel ee gacanta u galay Xamaas oo korodhay

Dowladda Israel ayaa shaacisay tirada dadka reer Israel ee ururka Xamaas uu ku qabsaday weerarka labada toddobaad socda.

Ciidamada Israel ayaa sheegay inay 199 qof kooxda Xamaas ku heysto gudaha Qasa.

Afhayeenka ciidamada Daniel Hagari ayaa sheegay inay korortay tirada oo uu shalay ku sheegay 155 qof.

Waxa uu sheegay in ciidamadu ay wargeliyeen qoysaska dadka la heysto

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker