Madaxweynihii hore ee Puntland Oo Shacabka & Ciidamada Puntland Dardaaran Culus U Diray
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo Galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Garoowe, ayaa ciidamada Qalabka sida ee Puntland ugu baaqay, in ay hawshooda difaaca dalka iyo dadka ay sideedii u wataan oo uusan saamayn ku yeelan is-beddelka madaxda.
Halkan hoose ka daawo