Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka ‘wuxuu rajeynayaa inuu la kulmo Xamaas’

Ruushka ayaa sheegay in wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi uu rajaynayo inuu la kulmo wakiilada Xamaas ee ku sugan gacanka Qatar todobaadka soo socda si ay ugala hadlaan sii deynta la haystayaasha Israel,sida ay sheegtay wakaalada wararka ee Ruushka ee Ria-Novosti.

Moscow waxa ay isu ekeysiinaysay maalmihii la soo dhaafay sidii dal nabad-sameeye ah oo karti leh, tafatiraha BBC-da ee Ruushka Steve Rosenberg ayaa ku sheegay qoraalkiisii ​​ugu dambeeyay.

Waxaa uu sidoo kale xusay in Ruushka uu xiriir la leeyahay Xamaas iyo Iran – oo la rumeysan yahay inay ku lug leeyihiin maalgelinta mintidiinta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker