Dagaalka Israel iyo Xamas oo laga cabsi qabo inuu ku fido Bariga Dhexe

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay suurta-galnimada in dagaalka Israel iyo Xamas uu ku fido Bariga Dhexe, xilli ay jiraan dhaq-dhaaqyo ay koonfurta Lubnaan ka wadaan urur Xizbullaah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa tan iyo Sabtidii oo ahayd markii ay Xamas qaaday weeraro ka dhan ah Israel, wuxuu xiriiro is-dabajoog ah la sameeyey mas’uuliyiinta Israel iyo Falastiin, Ra’iisul Wasaaraha ku-meel gaarka ah ee Lubnaan, madaxweynaha Turkiga, Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Iran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker