Xisbiga Waddani Oo Walaac ka muujiyaay Lacag Xukumadu Daabacayso

Xisbiga WADDANI oo walwal iyo walaac ka muujiyey 380 Billion Somaliland Shilling oo in la daabaco xukuumaddu qorshaynayso. Xoghaya Warfaafinta Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal” ayaa qorshahaa ‘sharci darro’ ku tilmaamay. Xoghayuhu wuxuu ka digay in sicir bararka iyo sarif bararku ka sii darayaan haddii lacag cusub oo la soo daabacay xukuumaddu suuqa geliso. Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha iyo xukuumaddiisa ugu baaqay in ay ka noqdaan daabacaadda lacagtaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker