Wasaarada caafimaadka Gaza oo sheegtay in 511 qof ay ku dhinteen weerarada Israel

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in 511 qof ay ku dhinteen, 2,750 kalena ay ku dhaawacmeen, kadib gantaallada Israa’iil ay ku garaacday marinka Qaza tan iyo Sabtidii.

Israa’iil ayaa sheegtay inay duqaynayso bartilmaameedyada Xamaas ee Gaza ka dib weerar aan hore loo arag oo Sabtidii lagu qaaday shacabka Israa’iil iyo isbahaysigooda oo ay geysteen dabley Falastiiniyiin ah oo ka soo galay deegaanka, iyagoo rasaas ku furay waddooyinka iyo bulshada dhexdeeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker