Maxaa laga Hadlay Kalfadhigii saaka ee Golaha Guurtidda JSL

Kalfadhigii aan ccaadiga ahayn ee la isugu yeedhay, mudanayaasha golaha guurtidda ayaa saaka si rasmiya u furmay.
Waxaa kalfadhiga aan caadiga ahayn, shir-guddoominayay guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan.

Kalfadhigan aan caadiga ahayn ayaa waxaa ka soo xaadiray 75 mudane, oo ja mida 82 xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay.

Shir Guddoonka Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi 31 Xunbood ah u saaray sidii la isku waafajin lahaa Muddo Kordhintii ay u sameeyeen Golaha Wakiillada iyo degaanka ee wakhtiga uu cayimay Komishanka Doorashooyinka Qaranka inay Doorashooyinku ku dhacaan oo ah bisha May 31,2021ka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker