Kooxda Xamaas: 4 qof oo lahaysteyaal ah ayaa ku dhintay duqeymaha cirka ee Israel

Duqaymo dhanka cirka ah oo ay Israel xalay iyo saaka ka fuliyeen Qaza ayaa waxa ay ku dileen 4 lahaysteyaal ah,oo ay kooxda Xamaas haysteen,sida uu sheegay afhayeen u hadlay kooxdaasi.

Si dhab ah looma oga tirada dadka ay gacanta ku hayaan Xamaas, kuwaas oo lagu qafaashay Israa’iil, balse milatariga Israa’iil ayaa saaka sheegay in ay ahaayeen “tobaneeyo qof”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker