Ninka ugu taajirsan dalka Malaysia oo u dabaal dagaya dhashadiisa 100-aad

Ninka ugu taajirsan dalka Malaysia, Robert Kuok ayaa u dabaaldegaya dhalashadiisa boqolaad.

Robert Kuok waxa uu aasaasay ganacsiga noqday mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee Bariga Aasiya, oo ku lug leh horumarinta hantida dhuleed iyo wax soo saarka cuntada. Waxaa lagu qiyaasaa hantidiisa ku dhawaad laba iyo toban bilyan oo doolar.

Robert Kuok waxaa dhalay waalidiin ka soo jeeda qowmiyadda Shiinaha ee Malaysia, halkaas oo uu ka bilaabay ganacsi eed yar oo ka ganacsada burka, sonkorta iyo bariiska.

Boqortooyadiisa ganacsi ayaa hadda ku fidsan gobolka oo dhan. Waxa uu ku noolaa Hong Kong sanado badan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker