Golaha wakiilada oo cod ku ansixiyaay xeerka isasaarka doorashada

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah oo duuduub ah ku ansixiyay xeerka cusub ee doorashooyinka isa-saaran ee Somaliland.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa iminka cod aqbaliyad leh oo duuduub ah ku ansixiyey xeerkii doorashooyinka isa saarka ah

Xeer 91 waxaa ogolaadey

Waa ogolaadey 63
Waxaa diiday 2
Waxaa ka aamusey 9

Xeer 14

Waxaa ogolaadey 65
Waxa ka aamusay 9
waxaaa diiday 0

Sidaas waxaa lagu ansixiyey labadii xeer ee doorashooyinka Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker