Yuhuudka tobanaanka sano iimaamka ka ahaa masjid ee dadka tujin jiray salaadaha

Dukumenti ay Israaโ€™iil shaacisay dhawaan oo lagu hayey arkiifiyada dawladda ayaa ka hadlaya sheekada nin Israa’iili ah oo asalkiisu Beershiyaan yahay, kaasoo muddo sanooyin ah muโ€™addin ka ahaa magaalada Nโ€™djamena ee xarunta dalka Chad oo loo aqoon jiray Fort Lamy.

Dukumentiga waxaa ku jira warqad uu soo diray diblomaasi Israaโ€™iili ah oo Africa ka soo shaqeeyey 1962kii, wuxuuna dukumentiga sheegayaa arrintaas sirta ahayd ilaa wakhti aan fogey nee la xiriirta qofka kaliya ee Israaโ€™iiliga ah ee ku noolaa Chad.

Aryeh Lourie oo arrimo fuliye ka ahaa mid ka mid ah safaaradaha Israaโ€™iil ayaa warqd u soo diray 30 September 1962 waaxda bariga dhexe ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Israaโ€™iil. Warqadda wuxuu ku sheegay in uu jiro qof reer Israaโ€™iil ah oo muโ€™addin ka ah Nโ€™djamena

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker