DAAWO: Ma Shil Gaadhi Ayuu Ku Dhintay Mise Shir-Qool Ayaa Lagu Dilay Taliyihii Ciidammada Booliiska Degmada Abdaal Ee Gobolka Saaxil??

Berbera (OWN)-Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Abdaal ee Gobolka Saaxil, Marxuum Laba Xidigle Cabdile Cabdi Dhimbiil ku geeriyooday maalintii ay taariikhdu tahay 11/09/2018 oo la sheegay in uu ku geeriyooday shil baabuur ayaa waxa ay eheladu marxuunku sheegtay in aanu ku geeriyoon shil gaadhi ee lagu dilay shirqool waxa ay dalbadeen in baadhitaan lagu sameeyo inta aan la aasin, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker