Maxkamadda ICC oo dhageysanaysa dacwad Ukraine ka gudbisay Ruushka
Maxkamadda ugu sareysa Qaramada Midoobay ee ku taal magaalada Hague ee ICC ayaa bilowday dhageysiga diidmada Ruushka ee dacwadda ay gudbisay Ukraine kadib duulaankii Ruushka ee sanadkii hore.
Kyiv ayaa ku eedeeyay Moscow inay si been abuur ah u adeegsatay sharci ku saabsan xasuuqa si ay marmarsiiyo ugu hesho weerarada.