Hambalyo & Bogaadin Shirka Beelaha Garxjis & Buurta Quruxda Badan ee G/Libaax , Guul Ilaahay ugu gabagabee oo Gudidaa Hormuudka & Inta Shirkaa Gudoonteyba Guul ayaanu leenahay.

Shirka Garxajis Guul Alaw u Guul & Barwaaqo & Nimco ugu soo gunaanad.
Shirkaasi Gabanada, Gabdhaha, Gadhacasaha & Guurtida Hagaysaba, Ilaahay
ha guuleeyo, oo Go,aano dhaxal gala oo Geyiga S/Land & Beeshaba Barwaaq
ah hawgu gababgabeeyo.
Gudidaa hageysa, inay Gartooda ku gorfeeyaan Shirkaas, oo Jeegaantii tidhi
Garxajis Geyigaba waxba kuma laha ee Shisheeya weeyaan, u diidaan Shirkaasi
waa Guul Garxajis u soo hoyatey & Gobanimada lahaayeen.
Shirka Gacanlibaax Garxajis inuu Galdaloodiisa gufeeyo, oo Gar wuxuu ku leey-
ahay eyiga S/Land uu golaha keeno waa Guul u soo hoyatey weeye.
Guul laahaw Garxajis & Shirkaasi Gocashada ay qabaan ee Jeegaantu ay tidhi
kuwan gun weeye oo geyiga waxba kuma laha, oo Derejeda, Xafiisyada, Qan-
araasyada, Shaqaalaha & Dalku wuxuu Mashaariic lahaa, Garxajis haloo diido
oo Derejo yaan la siin Dalkaba wax kuma laha, oo S/weyn ayey wada yihiin.
Guul Garxajis inuu ka gilgisho oo Shirkaa Gacan Libaax uu gartiisa & Gocosha-
diisa eego, oo Jeegaanta Labada Reer H/Jeclo & H/Awal uu diidaan Shirkaa Guul, Guul, uu Garxajis leeyahay.
Guul & Gargaar Eebe garxajis, & G/Libaax ee Beerta Raaxada, Guul.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker