Golaha Wasiirada JSL Oo Qodobo Ka Soo Saarey Fadhigii 22-aad Ee Golahaas
Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.