Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Ka Difaacday Eedo Loo Soo Jeediyey Qoyska Madaxwaynaha Somaliland

Xidhibaan Xassan Shahar oo ka tirsan xildhibaanada golaha degaanka hargeysa ayaa Sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Hanti Leeyahay oo aanu u Baahnayn, kana Difaacday Qoyska Madaxwaynaha Somaliland Eedo Loo Soo Jeediyey , Sheegayna In Dhulkaas Ay Leeyihiin Qoyska Madaxweynaha Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker