“Xeer go’aan gole ku ansaxay ayaanu ugudbinay golaha guurtida” Xooghayaha Golaha Wakiilada

Golaha wakiillada Somaliland ayaa war qoraal ah ugudbiyay guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, ahna jawaabta shir guddoonka golaha wakiilladu, sida uu warbaahinta u sheegay xoghayaha guud ee golaha wakiillada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

“Xeer go’aan gole ku ansaxay ayaanu ugudbinay golaha guurtida”

“Golaha guurtidu malaha awood ay kaga jawaabaan dacwad ay soo gudbiyeen mudanayaal ka tirsan golaha wakiiladu”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker