Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo ka Warbixisay Qaabka Uu Noqonayo Shaybaadhka Xanuunka Coronavirus
Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo ka Warbixisay Qaabka Uu Noqonayo Shaybaadhka Xanuunka Coronavirus, Gudida ka Hortaga CoronaΒ oo MaantaΒ Ka Qaybgalay Xadhig ka jarka Xafiiska Xog UrurintaΒ Xanuunka COVID19,
Waxaana Arrintaas Faahfaahin dheeriya ka bixiyay Wasiiro ka Tirsan Xukuumada , Sida Warfaafinta , Arrimaha Gudaha , Khayraadka Biyaha oo Qaarkood ka mid yihiin Gudida ka hortagga Xanuunka Coronavirus, oo dhamaantood ka Hadlayay Munaasib Xadhiga Laga Jarayay Xarunta Xog Ururinta Xanuunka Coronavirus