NORWAY:Gabadh Kasoo Jeeda Gobolka Gedo Oo Lacag U Ururinaysa Suuqa Waaheen

“Anigu Hargeysa ka ma soo jeedo, oo waxaan ka imi gobol la yidhaahdo Gedo. Hargeysa weligay ma arkin oo Burco ma arkin, laakiin isku dhiig ayaanu nahay oo isku mid ayaanu nahay! Dareenka isoo kiciyey waxa weeye, in aan walaalahay u muujiyo garabistaag,” ayey tidhi Ayaan Macallin, oo badhtamaha Oslo, iyada oo lacag u ururinaysa suuqii gubtay ee Waaheen iyo dadkii ku hanti beelay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker