” Maalinta Doorashada Aniga Oo Dhaawac Ah Baan Codeyn Doonaa…” Xil Guuleed Maxamed warsame
” Maalinta Doorashada Aniga Oo Dhaawac Ah Baan Codeyn Doonaa…”ย Xildhibaan Guuleed Maxamed warsame oo kasoo baxay gobolka Togdheer ayaa ku dhaawacmay shil uu doraad shil ku galay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera dhexdooda kana tirsan garabka ย UCIdย ee heshiiyay xisbiga Kulmiye.