Warbixin :- Madaxweyne Biixi Maxaa Daba Dhigay Madaxweyne Farmaajo ?
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa La Daba dhigay madaxwaynaha dawladda federaalka soomaaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo isaga oo maalin walba khudbadihiisa kusoo qaata madaxwayne farmaajo.
balse Madaxwaynaha soomaaliya maxamed cabdilaahi farmaajo ayaan dhegba u dhigin eedaha uu jeedinayo muuse biixi ee dhaleecaynta ah.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaย