Qodobo Is Afgarad ah oo ay gaadheen Ergooyinkii Wakiilada Iyo Madaxdhaqameedka ka koobnaa.

 

Labadii Ergo ee Wakiilada iyo Madaxdhaqameedka ahaa ee isu xilqaamay xalada gacan libaax ayaa isla qaatay in Ergada Wakiiladu ay ku qanciyaan labbadan qodob Madaxwayne Biixi:-

1. In Xukumada ay kusoo qanciyaan sidii ciidanka ay gaysay Buurta Gacan Libaax uga soo qaadi lahayd.

2. In xukumada la soo fadhiisiyo miiska wada hadalka.

Madax dhaqameedka ayaa muujiyay in ay qodobadan kala quusteen Madaxwaynaha iyo xukuumadiisa balse waxay ka warsugayaan natiijada ay ka keeni doonaan ergada wakiiladu.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker