Ciidamo Loo diray Buurta gacan libaax oo Kooxo Hubaysani isku Urursadeen

Xukuumadda Somaliland ayaa ciidamo u dirtay, buurta Gacan-libaax ay ku jiraan jabhad hubaysani kuwaasi oo dhawaan galay Buurta gacan Libaax.

Ciidamo badan ayaa saaka xili hore deegaankaasi ku sii jeeday sida ay sheegeen dadka deegaanadaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker