Golaha Wakiilada Somaliland oo Doortay Gudoomiye Cusub.

Xildhibaan Yaasiin Xaaji Faratoon, ayaa ku guullaystay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland.

Waxaana u codeeyay 46-Xildhibaan Waxaanu sidaasi ku noqday Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Halka Xildhibaan Maxamed Khadar oo Fartoon La Tartamayaay ayaa Helay 35 Xildhibaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker