Madaxwayne Erdogan oo Weeraray dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron

Iyadoo todobaadka danbe ay madaxda dalalka xubnaha Isbaheysiga Gaanshaanbuurta NATO ku ballansanyihiin dalka Britain oo ay ka dhici doonto munaasabadda 70-sano-guuradi kasoo wareegatay aas-aaska isbaheysiga, ayaa madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu Jimcihi Doraad hadallo kulkul ku weeraray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker