Cali Jayte oo laga qaaday xilkii guddoomiyaha gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan oo ahaa nin ka dhex muuqday dagaalka ka dhanka maleeshiyada Al-shabaab ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday madaxtooyada Hirshabeelle, taaas oo uu ku saxiixnaa madaxweyne Cali Guudlaawe.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ku bedelay C/llaahi Axmed Maalin.

Wareegtada xil ka qaadista Cali Jeyte ayaa u qorneyd sidan;

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker