Madaxweyaha JSL Oo Lagu Soo Dhaweeyey Madaarka Diyaaradaha ee Addis-Ababa oo ay Uga Sii Gudbi doonaan Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay madaarka diyaaradaha ee Bole International Airport ayaa waxa halkaasi ku soo dhaweeyey madax sare oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Ethiopia iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Ethiopia.
Waxaan Madaxweynaha iyo weftigiisa loo gelbiyey qolka nasashada ee madaxda loogu talogalay, halkaas oo ay ka sii amba-qaadidoonaan safarkooda dalka Maraykanka.

May be an image of 2 people, people sitting and indoor

May be an image of 6 people and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker