Sacuudiga oo dhimaya xadiga shidaalka uu maalintii saaro

Wadamada saliida soo saara ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha caalamka.

Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay dhimi doonto hal milyan oo fuusto maalintii (bpd) bisha Luulyo waxayna Opec+ sheegtay in bartilmaameedyadu hoos u dhici doonaan 1.4 milyan bpd dheeraad ah laga bilaabo 2024.

Opec+ ayaa ku dhawaad ​​40% ka ah saliida ceyriinka ah ee aduunka go’aamadeeduna waxay saameyn weyn ku yeelan karaan qiimaha shidaalka ee caalamka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker