Xaalada Daarfur ee dalka Suudan oo laga deyrinayo

Guud ahaan tuulooyin ka tirsan gobolka Daafuur ee galbeedka dalka Suudaan ayaa dabley hubaysan ay gubeen.

Sida ay sheegeen hay’adaha gargaarka digaya gobolka waxa uu qarka u saaran yahay “musiibo bini’aadantinimo”.

Bililiqo baahsan iyo burburinta kaabayaasha muhiimka ah ayaa dad badan ka dhigtay inay waayaan cunto, biyo nadiif ah iyo dawo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker