Baarintaan ka dhan ahaa madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka oo la soo xidhay

Waaxda cadaaladda ayaa soo xirtay baaritaankii ay ku waday madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence sida uu u maareeyay dukumentiyada sirta ah mana jirto wax dacwado ah oo lagu soo oogi doono.

Warkan ayaa kusoo beegmaya xilli maalmo yar kadib la filayo inuu ku dhawaaqo ololihiisa musharaxnimada madaxweynaha xisbiga Jamhuuriga.

Bishii Janaayo, qareenadiisa ayaa sheegay in “tiro yar” oo dukumeenti qarsoodi ah laga helay gurigiisa kuyaalla gobolka Indiana.

Munaasibad ka dhacaysa Des Moines, Iowa 7da Juun ayaa la filayaa in kaga dhawaaqo ololaha tartankiisa 2024-ka madaxweynanimo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker