Trump iyo ku-xigeensii hore oo u tartamaya inay qabtaan jagada madaxweynaha Mareykanka

Loolanka loogu jiro Aqalka Cad ee xisbiga Jamhuuriga ee 2024 ayaa ku dhow inuu sii kululaado iyadoo laba musharrax oo muddo dheer la saadaalinayay inay tartamidoonaan ay loolanka soo galeen.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence iyo barasaabkii hore ee New Jersey Chris Christie ayaa usbuuca soo socda lafilayaa inay ku biiraan dadka u tartamaya in ay qabtaan xilka madaxweynaha Mareykanka.

Mr Pence ayaa ololihiisa ka bilaabi doona 7da June magaalada Iowa, sida laga soo xigtay ilo ku dhow ol’olihiisa, taasoo keeneysa inay tartamaaan ninka uu horay ku-xigeenka u ahaa Donald Trump.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker