Mareykanka iyo Sacuudiga oo kahadlay heshiiska ay gaareen kooxa iskuhaya Suudan

Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa soo dhaweeyay kordhinta heshiiska xabad joojinta ah ee u dhaxeeya dhinacyada ku dagaalamaya Sudan.

Xabadjoojinta ayaa waxaa lagu kordhiyay 5 maalmood.

Washington iyo Riyadh ayaa sidoo kale ka hadlay heshiiskii ugu dambeeyay,ee ahaa xabbad joojintii toddobaada maalmooka aheyd.

Qoraal ay si wada jir ah u soo saareen ayay ku qireen in aan si buuxda loo ilaalin xabad joojintaas, balse waxay sheegeen in ay suuragalisay in gargaar la gaarsiiyo laba milyan oo qof oo ku sugan Suudaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker