Astaamaha lagu garto cudurka Murbarg

Cudurka Murbarg, ayaa lagu gartaa astaamo la mid ah kuwii Ebola lagu garan jiray, sida in qofku uu qandho xad dhaaf ah la kulmo, dhiig meelaha qaar ka yimaadda sida afka iyo sanka ama uur ku jirta.

Waxaa dhici karta in qofka ay dhiigiisa xinjiruhu ku yaraadaan, hadduu sidaas oo kale u dhiig boxo.

Waxaa sidoo kale dhici karta in qofka cudurka qaaday ay xanuunaan kala goysyada iyo daal fara badan oo qofka ah uu dareemo.

Dr Cismaan, ayaa sidaasi u sharaxay astaamaha lagu garto qofka uu hayo cudurkani.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker