Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Puntland

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ay las socdaan Wasiiru-dowlaha madaxtooyada, taliyaha ciidamada booliska iyo duqa degmada Burtinle ayaa kormeeray goobaha cod bixintu ka socoto ee Magaalada Burtinle.

Bulshada Magaaladaasi ayaa safaf dheer ugu jira in ay codkooda dhiibtaan waxaana si nabad gelyo ah ku socota codaynta doorashada qof iyo cod.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker