Guddiga doorashooyinka ee Puntland ee ka hadlay codeynta socota

Guddoomiyaha Gudiga ku meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid ayaa sheegay in si rasmi ah ay codeyntu uga bilaabatay dhammaan goobaha codeynta marka laga reebo gobolka Nugaal.

Codeynta golaha deegaanka ee gobolkan ayaa dib loo dhigay khilaaf hubeysan oo ka dhacay doorashada awgeed.

Waxa uu sidoo kale farriin u diray ciidamada booliska ee sugaya amniga goobaha codeynta, isaga oo ka codsaday inay caawiyaan dadka u baahan garabgalka.

“Waxaan ciidamada amniga ku dhiirigeliyo inay wajibaadkooda si hufan u gutaan.’’

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker