Madaxweynaha Maraykanka Oo Laga Helay Caabuqa Covid19

Madaxweynaah Dalka maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania  ayaa la sheegay in laga helay Caabuqa Covid19 .

 

Madaxweyne Trump oo dhankiisa ka hadlay arrintaan ayaa sheegay in uu Possitive yahay, lagana helay Xanuunka kadib markii baadhitaan lagu sameeyay isaga iyo Marwada Kowaad ee Dalkaasi Maraykanka.

 

Dhawaan ayaa Caabuqan waxaa laga helay mid ka mid ah lataliyayaashiisa aadka ugu dhaw Trump.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker