Hanaankii Dawladeed ee Somaliland oo Madaxa isla Galay. Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Eedeymo U Jeedisay Maxkamadaha Dalka

Hargeysa  (OWN):- Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa waxaa ay maxkamadaha dalka  ku eedeysay in ay damiin ku sii daayeen 6 qof oo arimo musuq maasuq lagu eedeeyey , arintaasi oo ay xeer ilaalintu ku tilmaantey sharci jabin

Ragan la sii daayey ayaa waxaa ay ku eedeysan yahiin inay lacag ka dhaceen bangiga dhexe ee magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker