“Komishanka Doorashooyinka ayaa leh Jahwareerka Siyasadeed ee ku sugan tahay Somaliland.” Dr Gaboose

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ku eedeeyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka iney ka cago-jiidayaan iney qabtaan Doorashada Ururada Siyaasadda.
Waxa kale oo sheegay iney masuul ka yihiin Jahawareerka Siyaasadeed ee ay Somaliland ku sugan tahay.

“Komishanka Doorashooyinka ayaa leh Jahwareerka Siyasadeed ee ku sugan tahay Somaliland.”
Dr Gaboose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker