Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu laayay duleedka Awdheegle

Sida ay baahisay warbaahinta dawladda 19 ka tirsan Alshabaab ayaa ku dhintay hawlgal ay sheegtay inay iska kaashadeen hay’adda sirdoonka iyo saaxiibada caalamiga ah, kaas oo hadda ka socda Tuulada Buula Maxamed Cabdalla oo hoos tagta degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Illaa hadda lama sheegin nooca hawgalka iyo haddii ay jirtay duqeyn xagga cirka ah oo lala beegsaday kooxda la weerarray. Ma jiro war madaxbannaan oo ka hadlaya sida ay wax u dhaceen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker