Wafti Ka Socda Somali State Ee Itoobiya Oo Boorama Lagu Soo Dhaweeyay
Wafti ah Hogaanka Nabad Galyada Gobolka Jijiga Iyo Maamulka Gobolka Awdal Ayaa Kulan Wada Jira ku yeeshay Magaalada Boorama Kaasi Oo Lagaga Hadlayey Arimaha Dhinaca Iskaashiga Nabad galyada iyo isu Socodka.