Maydka Mid ka Mid ah amiiradda Imaaraadka Carabta Oo Guri London Ku Yaala Laga helay
Wiil u dhalay mid kamid ah amiirada maamulo magaalo weyn oo ka tirsan Imaaraatka Carabta ayaa ku geeriyooday magaalada London, sida ay shaaca ka qaadeen mas’uuiyiinta dalkaas.
Sheikh khaalid Bin Sultaan Al Qaasimi ayaa geeriyooday Isniintii, booliska London waxay sheegeen in aanan la ogeyn sababta uu u dhintay.
Sheikh khaalid Bin Sultaan Al Qaasimi oo ah 39 jir ahaa ayaa waxaa ay howshiisu aheyd naqshadeynta dharka, qaar kamid ah dharkii uu naqshadeeyay waxaa lagu soo bandhigay London toddobaadkan.
https://youtu.be/_Kz0aTJ2w2Y