Garaad Jaamac Oo Si Layaab leh Ugu Hadlay Dagaalka Somaliland iyo Puntland
Laascaanood(OWN)-ย Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood wuxuu sheegay in colaad aanay faaโido lahayn, isaga oo Somaliland iyo Puntland ugu baaqay in nabadda ay qaataan oo dagaalkan dhameeyaan.
Waxa uu sheegay Garaad Jaamac iney la kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada Sool, islamarkaana ay diyaar u yihiin sidii loo nabadeyn lahaa gobolka Sool.