Wiil Maalin dhan laga baddi goobayaay Bada Berbera oo Isagoo noo la helay
Naasir Xuuseen oo 24 kii saacadood ee ugu dambeeyey laga baadi goobayey Badda Berbera ayaa saaka laga soo helay Xeebta Bariga magaaladda Berbera isaga oo Nool.
Kooxaha Bad-baadada ayaa ku guuleystay Naasir in ay soo samato bixiyaan