Madaxweynaha Jabuuti oo si heer sare ah u soo dhaweeyey Gudoomiye ku Xigeenka Golaha wakiilada Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaacil Cumar Geelle ayaa Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Jabuuti ku qaabilay Gudoomiye xigeenka Aqalka Wakiilada Somaliland Siciid Faarax Mire (Giire) iyo Xildhibaan Cabdikariin Meecaad oo ka tirsan aqalka Wakiilada Somaliland.
Kulankan waxaa soo qaban qaabiyey Safiirka Jamhuuriyada Somaliland ee dalka Jabuuti Amb. Cabdifatax Siciid Axmed oo isaguna kulanka ku wehelinayay waftiga madaxweynaha la kulmay,