Siyaasiga Cabdilaahi Geeljire oo ka hadlay shirkii Gacan Libaax iyo sida uu u arko qodobadii kasoo baxay
Hargaysa: (OWN) Cabdilaahi Ismaaciil Geeljire oo hore xilal Wasiirnimo kasoo qabtay Xukuumaddi Siilaanyo ayaa waraysi uu bixiyay kaga waramay mawqifkiisa ku aadan shirkii buurta gacan libaax ee Beelaha Garxajis waxa uu sheegay in beeshu xaq uleedahay in ay ka hadasho horumarkeeda isla markaana uu taageersanyahay qodobadii kasoo baxay shirka halkan hoose ka Daawo:-……………….