Lampard oo noqonaya macalinka kumeel gaarka ah ee Chesea

Frank Lampard ayaa xaadir ku ahaa garoonka kooxda Chelsea ee Stamford Bridge talaadadii isagoo daawanayay kulankii bareejada usoo idlaaday ee ay la ciyaareen Liverpool, xiddigii hore ee kooxda Chelsea ayaa maamulayay kooxda Everton muddo 18 bilood ah iyadoo markii dambe lagaso cayriyay.

Macalinkii hore Barcelona iyo xulka Spain Luis Enrique ayaa ku sugan London si wada hadal ula yeesho maamulka kooxda iyadoo loo badinayo in uu noqda macalinka rasmiga ah ee Chelsea.

Lampard ayaa la filayaa in uu soo muuqdo isagoo leylinaya ooxda Chelsea kulanka xiga ee ay la ciyaari doonaan kooxda Wolves Sabtiga soo socda.

44-sano jirkaan, ayaa ah ciyaaryahanka ugu goolasha badan Chelsea, isagaoo u dhaliyay 211 gool.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker